Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Muqdisho looga xusay 75-guuradii kasoo wareegtay Aas aaska Ciidanka Booliiska ..

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu xusayay 75- sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Munaasabada waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan dowlada, taliyaal ciidan iyo masuuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo oo munaasabada khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in dowlada … Continue reading Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Muqdisho looga xusay 75-guuradii kasoo wareegtay Aas aaska Ciidanka Booliiska ..